Dowlado sheegay in ay hayaan Cadeymo ku aadan in Iran soo riday Diyaaradii Ukraine

Dalalka Mareykanka, Canada iyo Ingiriiska ayaa sheegay in diyaaradii dhawaan kusoo dhacday Iran uu ku dhacay gantaal ay rideen ciidanka dalkaas. Caddeymo ay heleen dalalkaas ayaa muujineysa in gantaal ay riday Dowladda Iran uu soo riday diyaaraddii Ukarine ee ay saarnaayeen dadka rayidka ah, taas oo ku dhacday duleedka caasimadda Tehran. Ra’iisul wasaaraha dalka Canada … Continue reading Dowlado sheegay in ay hayaan Cadeymo ku aadan in Iran soo riday Diyaaradii Ukraine